Al-Shabaab oo soo bandhigtay sarkaal maanta isku soo dhiibay 08 Feb 2010 Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheikh Cali Maxamuud Raage (Cali dheere) ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhinacooda uu ku soo biiray sarkaal ka soo goostay dowlada FKMG Soomaaliya.
Puntland oo cambaareyn u jeedisay Somaliland 08 Feb 2010 Wasiirka warfaafinta ee Puntland C/xakiim Axmed Guuleed ayaa sheegay in ay cambaareynayaan talaabada ay ciidanka Somaliland ku xirxirayaan ardayda iyo dadka rayidka ah ee ku dhaqan Laascaanood.