Comments to date: 23. Page 1 of 1.
Farxiyo Cairo | 10:15am on Thursday, April 15th, 2010 |
Asc Walaalahey Musliinta Ahoow Dhamaan Meel Walboo aad Aduuka ka joogtaan ilaah Hanaga Dhigo Kuwii Daqwada ilaah iyo Diinta Macaan Xasanadka Faraha badan Ka Faaideysta Raacane waxii Wanaag Ah Nacbeysta Daluub Xun oo, Dhaqan Shaydan oo idil Hajar Xasanaad Ilaah Ha Ka Siiyo Sheikh Ummi Ilaahey'' Ha' Ku Jeclaado Ilaahne' Ha'' Kaa Dhigo kuwii La'kulinkiis uu'Jacel yahay Aamiin Aamiin Aamiin. | |
FARRAH USA | 8:50pm on Thursday, December 3rd, 2009 |
ASALAMU CALEYKUM WALAALAYAAL FARIINTEEYDU WAXAA WEEYE SHEIKH UMUL WAA SHEIKHIYGII INTA BADAN WAXUU KASHAQEEYAA CAMAL KHAYR BADAN AAKHIRO AYUU KA HELAYAA IN SHA ALAAH XASA NAADKIISA ALA HAU SIYAADSSO AMIIN WABILAAH TOWFIIQ | |
ABDI AHMED HASSAN WASHINGTON USA | 8:46pm on Thursday, December 3rd, 2009 |
ASALAMU CALEYKUM WALAALAYAAL FARIINTEEYDU WAXAA WEEYE SHEIKH UMUL WAA SHEIKHIYGII INTA BADAN WAXUU KASHAQEEYAA CAMAL KHAYR BADAN AAKHIRO AYUU KA HELAYAA IN SHA ALAAH XASA NAADKIISA ALA HAU SIYAADSSO AMIIN WABILAAH TOWFIIQ | |
muslima europppa | 4:03am on Tuesday, December 1st, 2009 |
masha allah sheikhu iminkuu arkay qatarka anu aragnay .allah u danbi dhaafo kii hore kuwa danbeto. aamiin | |
cali usa | 10:02am on Friday, October 30th, 2009 |
seekhu wuu ku mahadsanyahay laakiin yaabal gaarsiinaya qolyahan sida cawaaanka isu dabajiidanaya koonfurta soomaaliya | |
Mucaad U.S.A | 2:45pm on Sunday, October 25th, 2009 |
maamulka somalireal waxaan usoo jeedinaynaa in ay maxaadirooyinka usameeyaan qol "save"gareeya. si sanado kadib/markii loobaahdaba looga helikaro. Yaysan noqon maxaadirooyinku sidii wararka oo kale. Alycne yaysan lumin sidii wararka oo kale. | |
Cabdi Kenya | 5:49am on Sunday, October 25th, 2009 |
Bahda Somalireal aad ayaan ugu mahad celinayaa waxaana ku til maami karaa Maamulka iyo Shaqaalaha Webkan in ay ku jiran dadaal,intii aan akhrinayey kuma arkin iyaga oo qaab qabiil u hadlaya ama deegaan ama shkhsi taageeraya ee waxa ay wax u qoraan Aydaloojiyad dhex dhexaad ah hadana aan ka marneyn Diin iyo Maslaxada Islaamka. | |
Anonymous Location unknown | 10:08pm on Saturday, October 24th, 2009 |
ILAAHAY SHEEKHAAS DANBIGIISA KII HORE IYO KADANBEBA DHAAF. AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN. ILAAHOW ADAA WAYN EE SHEEKHAAS CIMIRI AAD & AAD UDHEER SII. AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN. DA'DII RASUULKU (S.A.W) ILAAHAYOW KAAMAGAN GALAYNA HAGAADHSIIN. | |
usa Abu sayful-masluul | 8:26pm on Saturday, October 24th, 2009 |
diinta culimada hallooga danbeeyo, Culimadana halla maqlo. dadka caqligooda iyo cilmi yar oo aan kaafi ahayn wax kumaamulaya ILAAHAY hakawaabaan. Waliba kuwa kismaayo isku haysta ee diinta sheeganaya. | |
Anonymous Location unknown | 7:58pm on Saturday, October 24th, 2009 |
waa yaabe culimadu intii hore oo dhan maxay u aamus naayeen. mida kale culimada soomaaliyeed ma sheekhan kaliyaa? aawaye kuwii kale? may hadlaan? mise way baqayaan waxa sheekhu sheegay? | |
Anonymous Location unknown | 5:48pm on Saturday, October 24th, 2009 |
website yada soomaalidu waa inay ku daydaan somalireal. dhilinyarada soo qorta websiteyada ilaahay hakaayaabaan oo ha uadeegaan diinta. meesha ay heesaha kasoogalinayan muxaadarooyin ha ubaalaan. somalireal, tusaale wacan. | |
Anonymous North America | 1:35pm on Saturday, October 24th, 2009 |
somalirealaad ayaad umahadsantihiin. muxadarooyink sheeka waxaa lasoo galiyay website yada kala ah qardhaawi & halgan. si looga faaiidaysto, haloo badalo MP3 sida Somalireal oo kale | |
Aweys Muqdisho | 6:18am on Saturday, October 24th, 2009 |
sheekh omal waan dhaliilsanahay waxaa ka muuqata inuu xanaaqsan yahay ee ha is dajiyo sheekha | |
C/laahi Xasan Mineapolis | 6:17am on Saturday, October 24th, 2009 |
muxaadarada sheikha waa ay fiican tahay laakiin shabaab maku waana qaadanaayaan | |
Siciido England | 6:16am on Saturday, October 24th, 2009 |
maanshaa alaah walaalayaal waad mahadsan tihiin sidaas noogu soo galaya muxaadarooyinka culumada | |
Siciido England | 6:15am on Saturday, October 24th, 2009 |
maanshaa alaah walaalayaal waad mahadsan tihiin sidaas noogu soo galaya muxaadarooyinka culumada | |
Cali Jidah | 1:06am on Saturday, October 24th, 2009 |
marka koowaad bahda somalireal salaan iga gudooma waxaan aaminsanahay inaad tihiin web siteka ugu fiican kuwa soomaalida dadaala sheeq umal waa sheeqeena waana jecelnahay waana ka yeelnay ka dhalinyaro ahaan waanada uu noo soo jeediyey ilaahay haka abaalmariyo | |
Jaamac Hargeysa | 1:00am on Saturday, October 24th, 2009 |
Ilaahay sida aad nooga farxiseen ha idinka farxiyo guuleysta somalireal waxaad tihiin dad aan jecelnahay | |
Mukhtaar Boosaaso | 12:55am on Saturday, October 24th, 2009 |
Ilaahow somalireal hanoo waayin mar walba waan ka agdhawahay waxaan ka helaa wax aan ku farxo mida kale sheekha wuxuu ka hadlay waa xaqiiq ilaahay ha barakeeyo laakiin dhalinyaradu dhagahooda ma u daloolaan waxa ay culimada waa weyn sheegayaan mase kaligood ayaa saxan oo muslim ah waxaan ku talin lahaa yaan la diidin warka culimada waa weyn | |
Maxamed Xaashi England | 12:51am on Saturday, October 24th, 2009 |
Maansha allaah aad ayaan ugu farxay markaan somalireal ku arkay muxaadaraadkii shiikh umal waxaan ka fekerayey sidii aan DJL u isticmaali lahaa oo kharasha badan ugu bixin lahaa in NBI la iiga keeno laakiin si fudud ayaan hada uga dhrgay ilaahay khayr ha idin siiyo hana idinka abaal mariyo dadaalkiina | |
ismaaciil Maraykanka | 8:41pm on Friday, October 23rd, 2009 |
Walaale aad ayaad u mahadsantahay. maxaadirooyinkan waxaan internetka karaadinayay asbuucan oo dhan waana kawaayay. walaale ilaahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo, khayrbadan ayaad noo fududaysay si aan uga faaiidaysano. | |
Anonymous Location unknown | 8:38pm on Friday, October 23rd, 2009 |
Walaale aad ayaad u mahadsantahay. maxaadirooyinkan waxaan internetka karaadinayay asbuucan oo dhan waana kawaayay. walaale ilaahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo, khayrbadan ayaad noo fududaysay si aan uga faaiidaysano. | |
Nuuradiin Kenya | 2:51pm on Friday, October 23rd, 2009 |
aad ayaan ugu mahad celinayaa qorayaasha web sitekaan qiimaha badan wax badan baan sugayey muxaadarada oo dhageysi ah waana ku faraxsanahay somalireal iyo maamulkeedaba | |