Comments to date: 2. Page 1 of 1.
XAQDOON UK | 1:05pm on Saturday, December 26th, 2009 |
WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYAA IN QOLYAHA SHABAAB UU WAX KU LEEXIYO, SHEKH UMAL SI FIICAN AYUU FARTA UGU FIIQAY KHALADAADKA JOOGTADA AH EE MALIN WALBA AY SHABAB KU BANAYSTEEN DHIIGA DADKA ISLAMKA AH. | |
Nuuradiin Kenya | 2:52pm on Friday, October 23rd, 2009 |
aad ayaan ugu mahad celinayaa qorayaasha web sitekaan qiimaha badan wax badan baan sugayey muxaadarada oo dhageysi ah waana ku faraxsanahay somalireal iyo maamulkeedaba | |