Comments to date: 7. Page 1 of 1.
c/waaxid shire australia | 2:28am on Tuesday, November 17th, 2009 |
Dadka meeshan wax ku qoraya waxaa habboon inay iyagu aragtidooda keliya cabiraan lakin aanay dadkale madax-goosan. | |
puntland sool | 4:13am on Monday, November 16th, 2009 |
aad ayaan oga xumahay walaalaha ogaadenya ineey nugu heyaan dulka putnland amaan daro anagoo usoo marnay halgan dheer hor umarka puntland ineey noogu yimaadaan nabad xumo ayagoo ku labisan dharka ciidanka oo hubeysan. | |
harti dhulbahante finland | 4:07am on Monday, November 16th, 2009 |
Zakarye walaal waxba siyaasad kama ogid dhulka puntlandnah majeerten ma lahan ee aan kuu sheego waxaan umalaeyn wax badan waxaad maqashay puntland lakiin warba uma haysid waxaad tahay inan yaro oo waxba kala socon aqoonta guud. dhageyso inan yahoo yarka ah punland waxaa leh dadka aqoonta dheer ku leh somaaliya oo gobda ah. ZAKARIYE YARE!.....waa harti walaale anaganah waan iska qaban doonaa cidii amaan daro la yimaada puntland oo ah hogaamiye qabiil, xogaamiye gooxed...walaal puntland hormarka eey gaadhay dhib ayey usoo martey marka uma dulqaadan doono insha allah. dad badan oo ku dow 8kun oo dadka reer ogaadenya ah ayaa ku nool bosaaso waxba looma keysto dadkaas waayo nabad ayeey ku noolyihin eyna ku joogaan | |
ladan Finland | 8:12am on Saturday, November 14th, 2009 |
Yibir waxaa ah wixii caytama. Majeerteenna waxba yeeli mayso wax aysan ahayn ee xishooda | |
Zakariye canada | 3:33pm on Thursday, November 12th, 2009 |
waxaa ila quman in arintaasi laga hortogo ay wadaan , majeerteenku , waana inay kahadlaan dadka kale oo daga putland , sida dhulbahantaha , leelkasaha , warsangaliga , hadii kale ayaguna , yibirnimadii iyo dad nacaybkii majeerteen lagu yiqiinay , yay raaceen . | |
hartiland boosaaso lacaanod-skandanavia sweeden | 8:01am on Monday, November 9th, 2009 |
waryaahe war nacas ayaad tahay oo iska hadlaaya oo wuxuu doono iskaka hadlo. walaal puntland uma dulqDanayso qofka qalqal galiyo dulkeena reer puntland raali kuma aha, waan iska qabaneyna wixii dhib nugu heyaa haqnah waan u laynahay. dadka qaxoodiga ah dhib weyn ayey nugu heyaan hadaan nahay harti oo ah dad nabad jecel. walaal siyaasad waxba kama ogid ma ogtahay walaalaheen hartiga ah oo ku nool kismaayo sida eey noo kalaan. weey na doogdaan sida xoolaha anagana waan ka aar gudaneyna si fiican weliba walaal aniga adeergey ayaa lagu doogday si fool kiSMAAYO dad badan oo harti ah si xun ayaa loola dhaqmaa. waxaan ku sheegi karaa inaan kismaayo dadka xaqa uleh inaan nahay oo dhinaca ganacsiga iyo dhinac kastaba. walaal bosaaso maxaa ku nool dad ku dhow 1miljan. dad badan oo muqdishu ka soo qaxay iyo meelo badan nabad ayeey ku nool yihiin lakiin dadkan ogaadenya ka yimi ayaga yaa cadoowgooda isku kacan keliya. aniga waxaan argay mid walaalkii u dhhibay cadoowgooda. hadaan reer puntland aan nahay walaal waxba uma aragno arintani. qofka leh webkan waa qof aqli yar oo waxba siyaasad kama ogid, la yaab ma lahan wexey dadka webkan usoo kalin. | |
shaakir uae | 5:36am on Friday, November 6th, 2009 |
aad ayan uga xumahay walaalahayga somaliyeed oo dollad goboladyeeda puntland iyo somalia ay dhiibayso | |