Gudoomiyaha degmadda Laasqorey Yuusuf Jaamac oo uu waramaayay Somali Real ayaa sheegay in markabkaas ay Burcad Badeedu lasoo gaareen xeebta Gacan ayna halkaas ku haystaan.
Waxaana uu sheegay in Odeyaasha degmadda iyo Maamulka ay ku baaqeen Burcad Badeedu in ay markabka halkaas kala tegaan.
Ugu dambeynti waxaa uu sheegay in ay rajaynaayan in ay Burcad Badeedu ay halkaas kala tegaan Markabkaas.
Somali Real-Bosaaso.
Fikradaada ku darso.