Waxaa Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ku geeryooday mid kamid ah Maxbuustii ku xirneyd halkaasi.
Xaalada xabsiga dhexe ee magalada Muqdisho oo ay soo foodsaartey dhibato dhinaca caafimadka la xiriirta dib markii uu bilowday waqti kuleylaha, waxaana la sheegay in hal maxbuuds uu ku geeriyoodey gudaha Xabsigaasi.
Geerida Maxbuuskan ayaa la sheegay in ay keentey nadaafad dari bahasan oo ka jirta gudaha xabsiga sida uu sheegay taliyaha Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho C/laahi Macalin
Arintani ayaa ku soo aadaysa xili laguda galay waqtiga Kuleylaha oo inta badan Koofurta Soomaaliya laga dareemo Cudurka Shuban biyoodka iyo Cuduro kale.
Somalireal-Muqdisho
Fikradaada ku darso.