Ciidamada
Ciidamada
Ninkaani oo saarnaa gaari Hoomey ah oo la sheegay in ay soo kireysteen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo degan Xero ciidan oo aan sidaasi uga fogeyn halka uu dilku ka dhacay ayaa waxa uu ahaa Caawiyaha darawalkii gaarigaasi waday ama kirishbooy.
Ciidamada Uganda ayaa inta aysan dilin ninkaasi rayidka ahaa waxaa la sheegay in ay ku amreen in uu gaariga ka soo dago iyadoo markii uu ka soo dagey gaarigana halkaasi uu ku toogtay askari ka tirsan ciidamada Uganda, mana ahan markii ugu horaysay oo Ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho ay qof rayid ah si bareer ah u toogtaan.
Somalireal-Muqdisho
Fikradaada ku darso.