Sheikh Daahir Aw-Cabdi oo darsigii ugu horeeyey ka bixiyey Nadwada ka socota Masjidka Rowda.(Dhagayso)


Waxaa habeenkii 10aad ka socda Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso Nadwo cilmiyeed diini ah oo ay ka qayb qaadanayaan culimo Soomaali yeed oo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhagayso


Muxaadarad caawa ayaa waxaa jeediyey Sheikh Daahir Aw-cabdi oo ay dadka Soomaaliyeed ku xasuustaan  duruustii diiniga ahayd ee uu ka bixin jiray Masjid ka Ceel Hindi ee magaalada Muqdisho,Sheikh Daahir Aw-cabdi ayaa caawa waxaa uu muxaadaradiisa uu ugu magac daray ? Adaabta Khilaafka  iyo Qawaacida loola dhaqmo dadka is Khilaafsan?.

Sh. Daahir Aw-Cabdi ayaa caawa xusay khilaafka halakeeyey umada Soomaali yeed in uu asal u yahay qabiil kaas oo markii danbe keenay in dadka Soomaali yeed ay is dilaan,Sheikh Daahir Awcabdi ayaa sidoo kale ku xusay muxaadara diisa in ay jiraan dad Soomaaliyeed oo jecel khilaafka had iyo jeerna Abuura khilaaf arinkaas oo Sheikhu ku tilmaamay mid ayaan daro.

Dailypuntland.

Fikradaada ku darso.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 


LA XIRIIRA
  DURUUS KU SAABSAN RAMADAANKA KA FAA'IIDEYSO.
  Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 4-aad: DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
  Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 3-aad: QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
  Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 2-aad: Dulaankii Abraha ku soo qaaday Kacbada.
  Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 1-aad Nasabkii Rasuulka.